Home / Articles

Articles

Cuntooyinka ugu muhiimsan ee ay tahay inay qaadato hooyo uur leh

Cuntooyinka ugu muhiimsan ee ay tahay inay qaadato hooyo uur leh   Hooyada uurka leh waxay ubaahan tahay in ay hesho cuntooyin nafaqaysan isla markaana dheeli tiran , si ay uwanaagsanaato xaalada caafimaad ee hooyada iyo ilmaha. Cunista cunto nafaqaysani waxay ka qayqaadata korintaanka jidheed iyo maskaxeed ee ilmaha. Koriinka …

Read More »

Nafaqo darrada carruurta yar yar

Qeexidda : waa xaalad ku dhacda qofka marka uu si is dabajooga u quuto cunto aan ka koobnayn xadigii nafaqada ee saxda ahaa ee jidhku u baahnaa. Qaybaha nafaqadarrada Waxa jira labo qaybood oo waawayn oo nafaqadarradu u qaybsanto:-   Booratiinka iyo tamarta oo ku yaraada : waa marka uu …

Read More »

Joonis Cadka ( Hepatitis B )

1.0  Hepatitis B  waa   xanuunka ay soomalidu u taqaan   [ joonis cadka  amaba  cagaarshowga]. Waxa keena virus loo yaqaan Hepatitis B Virus [HBV]. Virus kani waxa uu weeraraa beeraka kuna keena caabuq amaba infection. 1.1  sidee ayuu caam u yahay xanuunkani? Waxa lugu qiyaasaa in ka badan 275 million oo …

Read More »

Nafaqada Aasaasiga Ah

Jidhka aadamigu si uu noqodo mid caafimaad qaba waa in uu helaa cunto dheeli tiran oo ka kooban qaybaha kala duwan ee cuntada. Haddab si uu jidhku helo cunto dheeli tiran cuntaas waxa la gu muujiyeye qaab saddex xagalka(triangle) ah kaas oo ka kooban shanta qaybood ee cuntada dheeliga tiran …

Read More »

Oral Health

Oral health touches every aspect of our lives but is often taken for granted. Your mouth is a window into the health of your body. It can show signs of nutritional deficiencies or general infection. Systemic diseases, those that affect the entire body, may first become apparent because of mouth …

Read More »

Pre-eclamsia

Pre-eclamsia Contents of this article: About pre-eclampsia and its symptoms Causes Risk factors Pre-eclampsia and your baby Pre-eclamsia and high Bp Diagnosis Treatment Complications Prevention What is pre-eclampsia? Pre-eclampsia is a common condition that only occurs during pregnancy, Affecting the mother, baby or both. It can develop from around 20 …

Read More »