Home / Uncategorized / Buuga Nafaqee Oo Kori Ilmahaaga

Buuga Nafaqee Oo Kori Ilmahaaga

Buugani waa buug ka dhashay baahi ka timid bulshada soomaliyeed gaarahaan hooyoyinka, kuwaas oo inbadan tabayay, sugayayna.

buugani imika waxa weeyi tafatirkii 2aad, waxana uu ka kooban yahay cuntooyin gaadhaya ilaa 100 cunto kuwaas oo dhamaan loogu talagalay dhalaanka.

 

haddaba buugan waxa aad ka heli doontaa

– hadaad hargeisa joogtid Mama jana oo ku yaal badhtamaha magaalada hargeisa, kasoo horjeedka darasalaam,dabaqa 3aad ee kayse bushaaro.

– hadaad joogtid deegaamada kalena fadlan ugu hagaag sami online kaas oo kuugu keenaya meeshaad joogtidba : 00252-63-4012114.

buugani intuu suuqa yaalayaa waa wakhti aad u kooban ee hooyo hore u gaadh, kana faaidayso

 

Comments

comments

About Sixah Academy

Sixah academy is a platform created to help, support and encourage everyone who is committed to lead a healthy lifestyle.

Check Also

Caanaha Naaska maxaa lagu badiyaa?

Hooyooyin badan  waxa ay ka cawdaan in uu yar yahay soo saarka caanahoodu taasina waxy …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *